Tuesday, 16 July 2013

dad wanaagsan aya hogan wanagsan hela

Inbadan ayaa dadkenu iswaydiyan maxa loo wayey hogan fiican lkn dadku isma waydiyan maxay dadku ufiicnan wayey,waxaamuuqata xikmadii oranesay hal xaaran ah nirig xalaala ma dhasho hadan sida kale udhigo shacab aan wanaagsaneni hogaan wanaagsan laga filimo, nin tiin abuurtay timir ma filo,kawaran aragtida oranesa haduu obama isku sharixilaha dalka uu asal ahaan ka soojedo ee kenya waxa hubaal ah inuu san  heli lahen wax dhafsan codliisa, maxa yeelay umad walba waxay wax ku cabirtaa qisaasta egteda taal africa waxaa wax lagu qiimeya maha aqon waa heeb ama hanti,hadii aan dadkena u soolabto waxa tu'saale kaga filan Habdhaqanka bulshadena danbe.` malinbaa waxan dawanenay tv kamida kuwa afkeena hooyo ku hadla shiikh baa soo galay aad dadka uwacdiyey aadna dadkii ula  khashuceen mid dadkii kamida ayaa saxibkis wey diyey yuu yahay shiikhu macnaha somali yuu kayahay!!!!
                                                LACO QEEBTA KALE


No comments:

Post a Comment