Saturday, 10 August 2013

quluubtii xawil need!!!!!!!!

hadii aad dib u jaleecdo taarikh waxa inbadan la yabesa dadkii hore hab fakarkoodi iyo dhaqdhaqankii dhaqaale madax banaadi fakarkooda iyo sida ay ugu kalsonayen naftooda waliba iyagoo marxalado adag maraya ayey amin sanayen inay iyaga un iska bixin karaan mana jirin ku tiirsanaan shisheeye,hadii an dib ugu soo labano duclucda maqaalkan gaaban dadka maanta iyo fakarkooda waxaa arkeysay  reer mel miyiya dagan ayaa waxa la soo daristay abeer ba`an,  mid kamida warbaahin maxaliga ayaa la xiriiray waxa ayna ku warestey isla aqalkii miyiga kuyalay lkn maxuu ku jawabay  odegi rerka markii la weydiyey xalada abeerta qabsatay: waxan ka cod sanena he'adaha wax bixiya inay naga soogaran!,mid kamida tuuloyinka wadankeeni ayaa waxa ka dhacay biyo la'an waxa laga wareestay gudomihii dagmada: waxa ka codsanenaa he'adaha calamiga inay ceel noqodan yaab!!!! dadka waxa ka tagay kalsoonidii nafta,taas waxa sii dher siyasada maanta dalka lagu hago kama tarjunto xaalada dhabta ah ee dalka lkn waxa laga soo waariday melo kale waxa ayna xanbaarsantahay danaha dalkas,xaga aqonta manta aqonyahan kasta waxa uu wataa manhajka dal uu dhaqalo ahan ku tiirsanyahay umana madaxbanana go'an qaadashada ,ileen maah maah baa oranesay:cidii  quudkaga hanada go'aankaga leh,waa wada xawilanahay umad wada xawilan xal ma keni karan,ilaa laga helayo umad madaxbanaan aqoon, ahaan dhaqan ahaan, siyasad ahaan ,iyo qalbi aan xawilneen.


 qore: anm